Maxay tahay duufaanta ku wajahan Dalka Kenya?
Descrição
Xeebaha Bariga Afrika, gaar ahaan Tanzania, ayaa la filayaa inay ku dhufato Duufaanta Hidaaya oo sababi doonto roobab lixaad leh.
Horraantii toddobaadkan, Waaxda Saadaasha Hawada Tanzania (TMA) ayaa ku dhawaaqday in la filayo in roobab xooggan ay ka di’i doonaan shan gobol oo dalkaasi ka tirsan oo ay ka mid yihiin Mtwara, Dar es Salaam, Lindi, Tanga, iyo jasiiradaha Morogoro, Pemba iyo Unguja iyo deegaannada ku xeeran.

Palavra-chave: meteorologia pemba